War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in shaqaalaha dowlada iyo shaqaalaha gaarka ah la fasaxay maalinta Khamiista oo ku beegan 29-ka bishan.
Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada dowlada ayaana sheegtay in sababta loo fasaxay shaqaalaha in ay tahay 12ka xuska iyo weyneenta maalintii uu dhashay Nabi Maxamed NNKH 12-ka bisha Mowliid oo khamiista ku beegan.
Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaarada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com