Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne Andrzej Duda oo laga helay cudurka safmarka ah ee Coronavirus

Madaxweynaha dalka Poland  Andrzej Duda laga helay xanuunka caalamka ku faafay ee Coronavirus sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee dalkaas.

Madaxweyne Duda oo 43 sanno jir ah ayaa baaritaan lagu sameeyay waxaa la xaqiijay inuu hayo xanuunka Karona

War laga soo saaray xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu is karantiili doono maalmaha soo socda xaaladiisana ay hagaag santahay.

Dalka Poland waxaa uu ka mid yahay dalalka uu sida daran u aafeeyey xanuunka Karoona waxaana shalay oo kaliya laga helay in ka badan 13 kun oo qof oo cudurkaas uu soo ritay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Milateriga Ruushka oo gantaalo ku garaacay caasimada Ukraine ee Kyiv (Sawirro)

Caydiid Ali

Gudoomiyaha Aqalka sare oo si caro leh uga jawaabay hadal kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Cabdi Cade

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---