Allbanaadir.com
NEWS

Muuse Biixi oo xilka ka qaaday Xubno katirsan Xukuumadiisa kuwa cusubna Magacaabay

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilka looga qaaday masuuliyiin katirsanaa Xukuumada Soomaaliya, waxa uu sidoo kale magacaabay masuuliyiin kale.

Masuuliyiinta uu xilalka ka qaaday Madaxweyne Biixi waxaa kamid ah Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Sahal Maxamed Jaamac, waxaana lagu bedelay Maxamed Cabdi Maxamuud Samatar.

Halkan ka Akhriso Wareegtada xil ka qaadista iyo Magacaabista.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Duqa magaalada Garawe oo la kulmay Saraakiil Itoobiyaan ah kaddib amarkii uu soo saaray

Cabdi Cade

Gaadiidkii Imaaraadku ku wareejiyey Maamulka Jubbaland oo Su’aalo laga keenay

Caydiid Ali

Qalbi-dhagax oo si diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Kismaayo (daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---