Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf iyo Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya Jenaraal Cabdi Weli Jaamac Gorod ayaa ku guuleestay in ay furaan Wadoyin ku xirmay dagaalkii horey uga dhacay Gaalkacyo.
Wadooyin isku xira Waqooyiga iyo Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa horey ugu xirmay dagaalkii dhax maray Ciidamada maamulada Galmudug iyo Puntland oo ka kala arimiya labada qeyb ee magaalada.
Taliyaha ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa ku dhax lugeeyay wadooyinka isku xira labada qeyb ee magaalada Gaalkacyo, waxa ayna ku baaqeen in labada dhinac nabada kawada shaqeeyaan,.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com