Allbanaadir.com
NEWS

Maamulka Gobolka Banaadir oo beeniyay War lagu baahiyay Baraha bulshada

War saxaafadeed kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu beeniyay qoraal lagu baahiyay baraha bulshada oo lagu sheegay in dib u dhac ku yimid bixinta lacagu loo qoondeeyay dhalinyaro ka shaqeesay wacyi galinta cudurka Caronavirus.

Maamulka gobnolka Banaadir ayaana qoraalka kasoo baxay lagu sheegay in warkaasi uusan aheyn mid rasmi ah oo matali kara maamulka gobolka Banaadir, waxaana qoraalka lagu sheegay in maamulka xaqiijinayo howlqabashada dhalinyarada gobolka.

Halkan ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Gobolka Banaadir

Related posts

Madaxtooyada oo ka hadashay Wararka sheegaya in Xasan Sheekh safar ku tagay Israa’iil

Cabdi Cade

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud

Cabdi Cade

Faahfaahin laga bixiyay weerar askar lagu laayey oo ka dhacay Kenya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---