Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Sidee FBI-da Maraykanku u fashilisay qorshe afduub lala damacsanaa Gretchen Whitmer?

Hay’adda danbi baarista Mareykanka ee FBI ayaa ku dhawaaqday in ay ka hortagtay qorshe afduub loo geysan lahaa guddoomiyaha gobolka Michigan Gretchen Whitmer.

War soo saartay FBI ayey ku sheegtay in loo xiray arrintaas lix maleeshiyo ka soo horjeedda dowladda oo sida muuqata ka carooday tallaabooyinka xannibaadaha lagula tacaalayo Coronavirus ee ay soo rogtay siyaasiyaddan ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga.

Waxaa arrintan ka dambeeyey kooxaha xagjirka caddaanka ah ee garabka midig sida ay sheegeen warbixino la baahiyey.

Shirqoolkan lagaga afduubi lahaa Gudoomiyaha Michigan Gretchen Whitmer gurigeeda fasaxa, ka dibna loo kexeeyn lahaa goob aan la ogeyn ayaa muujinaya halista sii kordhaysa ee kooxaha garabka midig ka hor doorashada madaxtinimada ee 3-da November.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidamo milatari ah oo markii ugu horreeyay ka qeyb galaya Carbis ka dhacaya dalka…

Cabdi Cade

Xuseen Shiikh Max’uud oo ka hadlay sababaha looga reebay Musharaxiinta Aqalka sare

Caydiid Ali

Cabdikariin Guuleed oo ka shifay in ay socdaan Shirar qarsoodi ah iyo Gor gortan ay Madaxda Dowlada ka…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---