Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Ra’isul Wasaraihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr oo maanta ku geeriyooday magaalada Jigjiga.
Ra’isul Wasaare Rooble ayaana magacaabay guddi Wasiiro ah iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir uu gudoomiye ka yahay sii hayaha xilka Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka kuwaa oo qaban qaabinaya aas loo sameenayo Marxuum Cali Khaliif Galeyr.
Halkan ka Akhriso Magacyada Guddiga la magacaabay