Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee xukuumadsa Somalia ayaa shaacisay in baaritaano cusub oo la xiriira dhinaca amniga lagu sameynayo dhammaan shaqaalaha heyadaha dowladda
War qoraal ah oo kasoo baxay 3-dii bishan Xafiiska Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa lagu sheegay in shaqaalaha DFS baaritaano amni lagu sameyn doono, si loo hubiyo macluumaadkooda saxda ah, isla markaana lala yeelan doono wareysiyo lana diiwaan gelinayo
Saraakiisha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa qoraalka lagu sheegay iney baaritaanka ku sameeyn doonto shaqaalaha oo laga codsaday inay la shaqeeyaan. lamana oga waxa baaritaankan sababay iyo tuhunka jira.
HOOS KA AKHRISO WASIIRKA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com