Allbanaadir.com
NEWS

Ra’isul Wasaare Rooble oo amaro adag dul dhigay Wasiirada Xil-gaarsiinta (Akhriso)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo saaray ku faray Golaha Wasiirada ee Xil-gaarsiinta in go’aan kasta ay gaarayaan ay kusoo wargaliyaan Xafiiskiisa.

Qoraalkan loo diray Wasiirada Xil-gaarsiinta ayaa lagu faray in ay ilaaliyaan habraacyada u degsan Xukuumada sidoo kale nuqul kamid ah Xafiiska Ra’isul Wasaaraha soo gaarsiiyaan qoraal kasta ay soo saarayaan Wasiirada.

Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray Wasiirada Xil-gaarsiinta in ay la yimaadaan shaqo wanaag inta laga soo magacaabayo Wasiirada cusub ayna sii dar dargaliyaan shaqooyinka Wasaaradaha.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Ra’isul Wasaare Rooble

Related posts

Ayatollah Khamenei oo ku hanjabay in Iran ay ciqaabi doonto Israel kana hadlay Sababta

Cabdi Cade

Ciidamada Dowlada oo xir xiray qaar kamid ah dadkii hor kacayay Banaan bixii Muqdisho

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo Shaaciyay tirada dadka ku dhintay Fatahaada Gedo iyo dadka barakacay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---