Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu magacaabay Guddi Xildhibaano iyo Senataro isugu jira oo loogu tala galay qaban qaabada doorashada Xildhibaanada labada aqal ku matali doona gobolada Waqooyi.
Warqadan uu Gudoomiyaha Aqalka sare ku magacaabay guddiga doorashada gobolada Waqooyi ayaa lala socodsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda dowlada goboleedyada .
Halkan ka Akhriso Wareegtada magacaabista guddigan Â