Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

RW Rooble oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay Villa Somalia (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddi hosaadka  Horumarinta Dhaqaalaha ayaa ku adkeeyey muhiimadda Deyn Cafintu u leedahay dowladnimada iyo dib u dhiska dalkeenna.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dar dargelin lahaa hannaanka loo marayo deyn cafinta Soomaaliya, iyadoo sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle uu sharxay guulaha arrintaasi laga gaaray.

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xusay in Xukuumadda ay xoogga saareyso muhiimadda deyn cafintu ay u leedahay dowladnimada Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Ajnabi ku baxay xalinta khilaaf ka dhextaagan labo dhinac oo Soomaali ah

Caydiid Ali

Goobo ganacsi oo kuyaalla Muqdisho oo la xiray kaddib ammar dowladda kasoo baxay

Cabdi Cade

Iran oo daldashay nin Yahuudi ah iyo dambiga uu galay oo la shaaciyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---