Allbanaadir.com
NEWS

War-Murtiyeed goordhaw laga soo saaray Shirka Madaxda maamul goboleedyada (Akhriso)

Waxaa goordhaw War-Murtiyeed dhowr qodob ka kooban laga soo saaray Shirkii maalmahan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed uga socday Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira.

War-Murtiyeed ay soo saareen Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa Walaac looga muujiyay dagaalka kasoo cusboonaaday Deegaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland.

Waxaa sidoo kale kamid ah War-murtiyeedka kasoo baxay shirka Baydhabo lagu dhaliilay dowlada Federaalka Soomaaliya oo lagu dhaliilay ku dhaliileen fulin la’aanta Qorshihii Amniga.

War Murtiyeedka ayaa sidoo kale Walaac looga muujiyay Xiriirka xumaaday ee u dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Imaaraadka, waxaana dowlada ku dhaliileen Madaxda maamul goboleedyada in ay dhinac la safatay.

Halkan ka Akhriso War-Murtiyeedka

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Al Shabaab oo Fagaare kuyaala degmada Galhareeri ku toogatay Xasan Daahir Mire oo…

Cabdi Cade

Dib usoo Noqoshada Dagaalka Qabow ee Dunida Ma Badbaadin Doonaa Midnimada…

Cabdi Cade

Ganacsade diiday in kursiga Xildhibaanimo Uga tanaasulo Senator Abshir Bukhaari

Cabdi Cade
Taboola Ads ---