Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax ruux naftiisa miidaamiyey uu galabta ka fuliyay maqaayada Blue sky oo ku taala magaalada Muqdisho halkaasoo dad shacab ah khasaare dhimasho iyo dhaawac ah uu ka soo gaaray.
Qaraxan ayeysan jirin illaa hadda cid sheegatay inkastoo qaraxyo la mid ah oo horey u dhacay ay sheegatay kooxda Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowlada Somalia iyo ciidamada shisheeye ee taageeraya.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com