Allbanaadir.com
NEWS

Dowlada Somalia oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga sare (Akhriso)

Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada shahaadiga ee fasalka 12-aad ee dugsiga sare ee sanada 2020-ka, waxaana imtixaankan u fadhiistay arday ka badan 33-kun.

Imtixaanka Shahaadiga ee fasalka 12-aad ee sanadkan ayaa lagu qaaday ardayda kunool Gobolka Banaadir, Galmudug, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle, waxaana sanadkii labaad imtixaanka dowlada aan ka qeyb galin ardayda reer Puntland.

Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga sare  waxaa sanadkan u fadhiistay arday gaareysa 33, 727 waxaa baasay 25, 177 halka ay dhaceen 8,550 oo isugu jira 5,231 oo Wiilal ah iyo 3,319 Gabdho ah.

Halkan ka Akhriso Natiijada Imtixaanka

https://soneb.exams.so/bogga_hore_list.php?page=list1

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Saraakiil Ciidan iyo masuuliyiin gaaray Deegaanka Qaayib oo saakay la weeraray (Sawirro)

Cabdi Cade

Nin qasaariyay Daraasad qarash badan ku baxay oo in ka badan 20-Sanno la diyaarinayay

Cabdi Cade

(Sawirro) Qarax lagu aasay mid ka mid ah xaafadaha Kismaayo oo la fashiliyey

Caydiid Ali