Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Jubbaland oo ka hadashay caqabada heysata Shirkii lagu balansanaa Muqdisho

Jubbaland ayaa War ka soo saartay sababta uu furmi la’yahay shirkii au ku balansanaayeen madaxda DF, Jubbaland & Puntland ee lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho.

Agaasimaha Warfaafinta Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa ka hadlay caqabada heysata shirka Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Puntland iyo Jubbaland.

“Madaxweynaha Jubbaland Miiska wada hadalka kuma fadhiyo Jubbaland oo Gedo ka maqan tahay, wuxuu ku fadhiyaa Jubbaland-ta Guud, Heshiis guudna waxaa uu iman karaa marka Gedo gacanta Jubbaland lagu soo celiyo” ayuu yiri afhayeenka.

Akhriso: qoraalka uu soo saaray afhayeenka Jubbaland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Muhaajiriin Soomaali u badan oo ka baxay Turkiga oo lagu la’yahay xeebaha Giriigga

Cabdi Cade

Haweeneydii ugu horeysay ee madow ah oo loo dhaariyey Maxkamada sare ee Mareykanka

Caydiid Ali

Dowlada Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 199 Milyan oo Dollar

Cabdi Cade
Taboola Ads ---