Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Saddex dowlad goboleed oo War ka soo saaray Shirkii Deni & Axmed Madoobe

Madaxda dowlad goboleedyada Hirshabelle, Galmudug, iyo K/Galbeed ayaa wadajir u soo saaray War ku saabsan mowqifkooda ku aadan shirkii magaalada Garowe ugu soo dhamaaday madaxda Puntland iyo Jubbaland & War murtiyeedkii laga soo saaray

Seddaxda Madaxweyne ayaa soo dhoweeyey shirkii Garowe ugu dhamaaday Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland, Saciid Deni iyo Axmed Madoobe.

Hoos ka akhriso qoraal shan qodob ka kooban oo ay wadajir u soo saareen

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Madaxweyne Erdogan oo booqasho taariikhi ah ku tagaya Iraq iyo Heshiisyo la saxiixayo

Cabdi Cade

Bangi kuyaalla Mareykanka oo musalafay iyo keydkii Macaamiisha oo lala wareegay

Cabdi Cade

Jocob Zuma oo booliiska isku dhiibay Xabsigana loo taxaabay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---