Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amaro adag oo ku socdo dugsiyada Waxbarashada Hoose, dhexe iyo sare ee Magaalada Muqdisho
Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Cumar Maxamed ayaa lagu amray dugsiyada Muqdisho inay iska diiwaan geliyaan xafiiska agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Waxaa sidoo kale qoraalka lagu amray iskuulada iney duruusta ku bixiyaan manhajka cusub ee ay soo saartay Wasaarada waxbarashada xukuumada Somalia.
Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com