Allbanaadir.com
NEWS

Isbaheysiga Isbedeldoonka 1-Luulyo oo Qabyo ku tilmaamay Heshiiskii Dhuusomareeb

Isbaheysiga Isbedeldoonka 1-da Luulyo ayaa War murtiyeed ay soo saareen kusoo dhaweeyay Shirarkii ka dhacay magaalada Dhuusomareeb.

War Murtiyeedka kasoo baxay Isabaheysiga Isbedeldoonka ayaa lagu sheegay in Heshiiskii lagu gaaray Dhuusomareeb uu yahay mid qabyo ah oo u baahan dhameestir.

Halkan ka Akhriso War Murtiyeedka

Related posts

R/W Rooble oo ka hadlay Jadwalka cusub ee Doorashada ee Caawa lasoo saaray

Cabdi Cade

Maraykanka oo duqeyn ku dilay galabta dagaalyaho ka tirsan Al-shabaab

Caydiid Ali

Sidee u arkeen Shacabka Muqdisho Hadalkii Xeer Ilaaliyaha Qaranka ?

admin
Taboola Ads ---