Allbanaadir.com
NEWS

Xisbiga Wadajir oo cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan Heshiiskii lagu gaaray Dhuusomareeb

War saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Wadajir uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa looga hadlay heshiiskii magaalada Dhuusomareeb ku saxiixdeen Dowlada federaalka iyo qaar kamid ah madaxda Dowlad goboleedyada.

Xisbiga Wadajir ayaa heshiiska Dhuusomareeb ku tilmaamay mid qabyo ah maadaama aysan qeyb ka aheyn maamulada Jubbaland iyo Puntland, waxa uuna xisbigu ku baaqay in wadahadal lala galo maamulada maqan iyo sidoo kale saamileyda siyaasada.

Halkan ka Akhriso War saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiga Wadajir

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Qoor Qoor oo xaaf kusoo dhaweeyay Duleedka Godinlabe (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Muxuu salka ku hayaa go’aanka qalafsan ee Kenya ka qaadatay xiriirka Somalia?

Caydiid Ali

Raisul Wasaare Khayre oo kormeeray xarunta Bankiga dhexe ee Somalia (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---