Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Puntland & Jubbaland oo si wadajir ah u soo saaray War- murtiyeed (Mowqifka Shirka Dhuusamareeb)!!

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa si wadajir ah u soo saaray War murtiyeed  oo ay ku caddeeyaan in aanay qeyb ka aheyn laguna matalin Shirka ka dhacay Dhuusamareeb, kaasoo xalay War murtiyeed ku saabsan hannaanka doorashada laga soo saaray.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa hoosta ka xariiqay inuu dhacay qalalaase siyaasadeed intii u dhaxeysay Dhuusamareeb 2 iyo 3, arrintaas oo ay horay uga digeen, tallooyin ka soo jeediyeen.

“Dowladdaha Jubbaland iyo Puntland, waxay iyagoo ixtiraamaya aragtida ka qeyb galayaasha caddeynayaan in qodobada qoraalkii ka soo baxay shirka Dhuusamareeb 19 August 2020 ee ku aadanaa soo jeedinta hannaanka doorashda dalka ay tahay aragti ku kooban Madaxdii ka qeyb gashay Shirka oo ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka iyo Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed.

Hoose ka akhriso War murtiyeedka ay soo wada sareen Puntland iyo Jubbaland :-

 

Related posts

Cagjar oo baaq u diray Liyuu Boolis & Cabdi Max’uud Cumar oo xasaanadii laga qaaday

Caydiid Ali

Abiy Ahmed oo lagu eedeeyey inuu DF gacan ku siiyo caburinta Maamul goboleedyada

Caydiid Ali

Rag dil ku xukunaa oo ka baxsaday xabsi kuyaalla Dhuusomareeb iyo baadigoob socda

Cabdi Cade
Taboola Ads ---