Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Shaqaalaha DF oo Khamiista la fasaxay iyo sababta ka dambeysa (Akhriso)

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha hay’adaha dowladda heer federaal, iyo heer dowlad goboleed iyo guud ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed ay fasax yihiin maalinta khamiista oo taariikhu ku beegantahay 20/August 2020 sababo la xiriira sanadka cusub ee Hijiriyada.

Dhamaan hay’adaha dowladda ayaa lagu wargeliyay qoraalkaasi ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Deni iyo Ben Fender oo kulan gaar ah yeeshay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Xamse oo guddoomiyay Shir Xasaasi ah oo looga hadlay Amniga (Sawirro)

Cabdi Cade

Ahlu Sunna oo Dib u celisay Gaadiid dagaal oo ka qabsadeen Ciidanka Dowlada (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---