Qoraal kasoo baxay Wasaarada Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in cabsi laga qabo in fatahaad sameeyo wabiga shabeelle ee mara magaalooyinka Jowhar iyo Baladweyne.
Wasaarada ayaa sheegtay in roobab xoogan oo ka da’ayay buuraleyda dalka Itoobiya in ay sababeen in uu buuxsamo wabiga Shabelle taa oo laga cabsi qabo in wabiga uu sameeyo fatahaadyo.
Halkan ka Akhriso Digniinta kasoo baxay WasaaradaÂ