Jugta qarax aad u xooggan ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah laga maqlay magaalada Muqdisho.
Qaraxan ayaa ka dhacay nawaaxiga Suuqa beerta ee degmada Waaberi sida ay sheegayaan warar goor dhow ku soo dhacay Warqabadka allbanaadir Online, lamana oga illaa hadda nooca uu ahaa, cida lala beegsaday iyo khasaaraha ka dhashay intaba.
La soco wax yar ka dib faahfaahinta
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com