Allbanaadir.com
NEWS

Dagaalyahano xiriir la leh Daacish oo qabdsaday dekeda magaalada Mocimboa da Praia

Dagaalyahano xiriir la leh ururka la magac baxay khilaafada Islaamka ee Daacish ayaa la wareegay deked muhiim ah oo ku taalla dalka Mozambique

La wareegida dekedan ayaa timid Kaddib dagaal xooggan oo muddo maalmo ah ka socday waqooyiga dalkaas

Sida ilo wareedyo kala duwan ay sheegayaan, magaalada Mocimboa da Praia waxaa talaadadii la wareegay dagaalyahano islaamiyiin ah oo halkaas ka saaray ciidamada dowladda.

Waxaana la sheegay in ciidamada ay isaga carareen magaalada, iyadoo arrintani dhabar jab ku tahay dowladda Mozambique.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo:-Dhaqan Cusub oo lasoo baxay Cumar Finish & Shaqale Badan oo awoodi waayay in galaan Xarunta Gobalka !!

admin

Galmudug oo xaalad deg deg ah la geliyay iyo howlo badan oo socday oo la hakiyay

Cabdi Cade

Somalia: Tirada dadka uu soo ridanayo cudurka COVID-19 oo hoos u dhacday

Caydiid Ali
Taboola Ads ---