Allbanaadir.com
NEWS

War Murtiyeed laga soo saaray Shir DF iyo Maamul goboleedyada yeesheen (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabo gabeeyay shir ay yeesheen Wasiirka Maamulada Dowlada federaalka iyo Wasiirada maaliyadda Dowlad goboleedyada dalka ka jira iyo maamulka gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa intii uu socday looga hadlay arimo badan ay kamid ahaayeen qaabka loo wadaagi lahaa kabka miisaaniyadda ee laga helay bangiga aduunka iyo sidoo kale ansixinta nidaam ku aadan qaab wadaaga lacagaha loo diro ee Dowladaha xubnaha ka ah DFS.

Halkan ka Akhriso War Murtiyeedka kasoo baxay shirkan

Related posts

Madaxweyne Xasan Shiikh oo guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaranka (Sawirro)

Caydiid Ali

Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay danjire Kate Foster? (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Wafiq Safa oo booqasho lama filaan ah ku tagay dalka isutaga Imaaraadka Carabta

Caydiid Ali
Taboola Ads ---