Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta srae ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa soo saaray Xeerka Ansixinta iyo Dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka.
Qoraal uu soo saaray Wasiir Goodax Bare ayuu ku sheegay in laga bilaabo maanta oo talaado ah Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare u aqoonsatay buugaagta manhajka qaranka ee dugsiga sare midka kaliya ee lagu dhigi karo dugsiyada sare ee dalka.
Halkan ka Akhriso Qoraalka Wasiir Goodax kasoo baxay