Allbanaadir.com
NEWS

Golaha Wasiirada oo ka shiray ka jawaabidda xaaladaha deg degga ah (Daawo Sawirada)

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira.

Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay wax ka qabashada fatahaadaha, COVID19 iyo ayaxa oo kamid ah xaaladaha ugu daran ee xilligaan dhibaatada ku haya dalka.

Kulanka intii uu socday waxaa la isla gartay in la sameeyo guddi isku dubba rida oo ka shaqeeya howlaha ku xeeran wax ka qabashada, mudnaan siinta iyo dardar gelinta dadaallada lagu yareynayo qatarta.

Related posts

Dowlada Turkiga oo sii daaysay Askar u dhalatay dalka Gariiga

Cabdi Cade

Tahriibayaal badan oo ku dhintay Doon ku degtay xeebta loo dalxiiso ee Cutro

Cabdi Cade

Ra’iisul wasaarha Somalia oo soo xiray Shir ka socday dalka Turkiga (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---