Allbanaadir.com
NEWS

Xisbiga Sahan oo Walaac ka muujiyay talaabooyin ay qaaday Xukuumadii dhacday

Xisbiga Sahan uu Hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa walaac xoogan ka muujiyay ansixinta Xukuumada KMH Hay,adaha Garsoorka iyo Batroolka.

Dhanka kale Hogaamiyaha Xisbiga Sahan Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in ay san haboonayn xilgaan in Xukumad dhacday ay ansixiyaan Hay,ado Waa wayn oo la rabo in ansixso Xukumad aan KMG ahayn maadama Xukamadda hadda ansixisay Sharciyadaan aan awood u lahayn Ansixinta Sharcsiyadaas .

Halkan ka akhriso Qoraalka Xisbiga Sahan

Related posts

Villa Somalia oo War ka soo saartay shirkii loo balansanaa ee guddiga amniga Qaranka

Caydiid Ali

Madaxweynihii hore ee Somalia oo laga hor joogsaday inuu u duulo Kismaayo

Caydiid Ali

Wararkii Ugu Dambeeyay Banaan baxyada Muqdisho iyo Ciidamada oo awood adeegsaday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---