Allbanaadir.com
NEWS

Al-Nuur Quran Online oo fursad qaali ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Al-Nuur Quran Online waa dugsi quran online ah. Oo loogu talagalay inay ka faaidaystaan qurbajoogta soomaaliyeed ee ku nool daafaha dunida.
Dugsiga waxa uu fursad u yahay oo wax ka baran kara dadka waaweyn iyo caruurta yaryar.
 
Dugsigu waxa uu kuu diyaariyey manhaj ugaara oo si fudud ardayga loogu fahan siinayo diinta.
 
Waxa laga caawjnaya barashada axkaamta islaamka sida : salaada, soonka iwm.
 
Sidoo kale dugsigu waxa uu kuu diyaariyey macalimiin luuqada Englishka casharada ku gudbinaya si ay uga faaidaystaan ardayda aan fahmahayn af-Soomaaliga, ama uu ku adag yahay.
 
Koorsooyinka dugsiga uu bixiyo
 
1. Quranka kareemka
2. Higaada carabida
3. Kutubta siirada Rasuulka (S.C.W)
4. Ducooyin
5. Tarbiyada ubadka
6. Barashada axkaamta (salaada,soonka )
7. Af-soomaaliga
 
Waxii Faah faahin ah Kala soo xidhiidh Whatsapp: 252633467847
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

DAAWO TOOS: Xaflada caleemo Saarka Madaxweynaha cusub ee Maraykanka

Caydiid Ali

Buuq ka taagan xarunta Gollaha Shacabka iyo Xildhibaanadii lagu soo doortay Gedo oo xarunta galay

Cabdi Cade

Dowlad dalkeeda ka mamnuucday dadka ka yimaada Maraykanka Israel & dalal kale

Caydiid Ali
Taboola Ads ---