Allbanaadir.com
NEWS

C/wali Gaas oo Wasiirada maamulkiisa amar ku siiyey fulinta labo arimood (Akhriso)

Golaha wasiirada dowlad goboleedka Puntland oo shalay galab kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Garoowe ayaa ka dooday arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladaha degaanada hoos taga maamulkaas.

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas oo guddoominayey kulankaas ayaa golihiisa wasiirada amar ku siiyey fulinta labo arrimood oo kala ah u diyaar garowga munaasabada sanadguurada 4aad ee maalinta xukuumada Puntland oo ku began 18ka Janaayo ee sanadka fooda nagu soo haya ee 2018-ka.

Sidoo kale, Wasaaradaha qaarkood ayuu ku amray iney wararkooda isticmaalaan TV-ga iyo idaacada ku hadasha codka Puntland, iyadoo war-saxaafadeed ka soo baxay kulankan uu u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Safaaradda Mareykanka oo difaacday Weriye Harun Macruf, canaan kululna u jeedisay NISA

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo oo Eedeyn kulul u jeediyay maamul goboleedyada dalka

Cabdi Cade

DAAWO TOOS: Xaflada Xiritaanka shirka Wadatashiga oo ka socota Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---