Xisbiga Wadajir uu hogaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kahor yimid ansixinta xubno kamid ah golaha adeega Garsoorka Dalka oo ay Khamiistii ansixiyeen golaha Wasiirada ee kalsoonida lagala noqday.
Halkan ka akhriso Warka kasoo baxay Xisbiga Wadajir