Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hogaamiyaan madaxdii hore ee Somalia ayaa ka hor yimid Xil ka qaadistii lagu sameeyay Raiisul Wasaare Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.
War-saxaafadeed ka soo baxay madasha ayaa lagu sheegay in talaabadan ay tahay mid lagu carqaladeynayo qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb, iyagoo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey inuu dalka geliyey qalaalase siyaasadeed:
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com