Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madasha Xisbiyada Qaran oo War ka soo saartay go’aanadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa talaabo wax ku ool ah ku tilmaantay go’aanadii ka soo baxay shirkii Madaxda Dawlada Federaalka ah iyo dawlad Goboleedyada oo xalay lagu soo geba-gabeeyay magaalada Dhuusamareeb.

War-saxaafadeed ka soo baxay madasha ayaa sidoo kale ammaan loogu jeediyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo shacabka Galmdug kaalintii ay ka qaateen martigelinta shirkaas.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Kenya oo loo doortay xil culus oo halis ku noqon kara dacwada Badda

Caydiid Ali

COVID-19: Ra’isul Wasaaraha Britain oo galay xaalad deg deg ah oo Caafimaad

Caydiid Ali

Dowladda UK oo ka carrootay kulan dhax maray Erdogan iyo Humza Yousaf hanjabaadna dirtay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---