Allbanaadir.com
MUUQAALONEWS

Laftgareen oo hal arrin uga mahad celiyey Madaxweynaha & Raisul Wasaaraha DF

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen ayaa caawa Khudbada ka jeediyey shirweynaha Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo lagu soo gebagebeeyey Dhuusamareeb.

“Waxaa sharaf inoo ah inaan uga mahad celino Madaxweynaha & Raisul Wasaaraha Somalia sida ay u ajiibeen codsigeenii ahaa iney nagala soo qeyb galaan shirkii aan halkan u fadhinay taasoo horseeday inuu guul ku dhamaado” ayuu yiri Madaxweyne Laftagareen oo dhinacyo badan kaga hadlay khudbadiisa.

HOOS KA DAAWO KHUDBADA LAFTAGAREEN OO DHAMEYSTIRAN:-

Related posts

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & heyadaha UN-ka ee Puntland? (Sawirro)

Caydiid Ali

Caqabad cusub oo soo wajahday Ganacsatada Jaadka ee Dalka Kenya xilli heshiis la gaaray

Cabdi Cade

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo lagu dilay Masuuliyiin oo ka dhacay Buuhoodle

Cabdi Cade
Taboola Ads ---