Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka iyo Dowladda Galmudug uga mahad celiyay soo dhawaynta iyo marti gelinta shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.
”Waxaan rabaa inaan dadka Soomaaliyeed u sheego in dhammaan madaxdii halkaan isugu timid oo hormuudka u yahay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya inaan ku heshiinnay inaan ka wada shaqeyno sidii dalka aan ku gaarsiin laheyn meesha ummadda Soomaaliyeed ay rabto, waxaa kaloon ku heshiinnay inaan is dhageysanno waliba marka aan kala aragtida duwannahay, si aan isugu keenno aragti mideysan”. ayuu yiri RW Khayre
HOOS KA DAAWO HADALKA KHAYRE OO DHAMEYSTIRAN.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com.