10 kun oo qooysas danyar aha ayaa kafaaideestay deeq hay’adda Hormuud Salaam Foundation ay gaarsiisay qooysay barakacayaal ah oo kunool degmada kaxda ee gobolka banaadir.
Qoysaskan ayaa waxaa saameen kuyeeshay roobab maalmihii lasoo dhaafay kada”ayay magaalada muqdisho ee caasimada dalka Somalia
Hayadda Hormuud Salaam Foundation oo kaduulaysa baahida barakacayaasha ayaa gaarsiisay deeqdan qooysaka danta yar iyadoo deeqdan ay kusoo aaday xili dadkaasi ay baahi weyn uqabeen.
Gudoomiye kuxigeenka Hayadda Hormuud Salaam Foundation Cabdiraxmaan Ibraahim Cilmi yaa sheegay in deeqdan ay qeyb katahay howlaha u gurmashada dadka tabaalaysan oo ay wado hormuud salaam foundation.
Goobta deeqda lagu qeybinayay ayaa dadkii kahadlay waxaa kamid ahayd Nuuro Cali Yare Maxamed.
Dakii ka faa’ideestay deeqdan ayaa kamahad celiyay gargaarka ay soo gaarsiisay hay’adda hormuud salaam foundation
Sidoo kale dadka ka faa’ideestay gargaarkan ayaa waxaa kamid ahaa qaar kamid ah qaxootiga Yamaniyiinta ee kunool kaamamka kuyaala degmada kaxda .
Hay’adda Hormuud salaam foundation ayaa ah hayad utaagan ugargaarirda dadka danta yar ee ku tabaalaysan guud ahaan dalka.