Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madasha Xisbiyada Qaran oo baaq deg deg ah soo saartay (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shir aan caadi ahayn ku qaadatay aaladda Zoomka. Shirka ayaa aad loogu falanqeeyay waxyeellada ay gays-teen fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo ku fatahay degmada afgooye iyo degaano kale.

Madashu waxay baaq u dirtay Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah, Hay’adaha Somaaliyeed ee samafalka ka shaqeeya, kuwa Caalamiga ah iyo dhammaan ciddii gacan ka gaysan karta, waxayna ku boortisay inay soo caawiyaan shacabka halkaas dhibaatadu kasoo gaartay.

Hoos ka akhriso War-Saxaafadeed ay Madashu soo saartay oo ku aaddan arrimaha fatahaadaha Wabiga Shabelle

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Mareykanka oo Israel ka difaacay eedeyntii Amnesty

Caydiid Ali

Ciidamo Huwan ah oo goordhaw la wareegay Degmo katirsan gobolka Galgaduud

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay geerida Janaraal Cali Ismaaciil Maxamed

Cabdi Cade
Taboola Ads ---