Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumada Soomaaliya ayaa ka hadashay saameynta ka dhalatay Fatahaada Wabiga Shabelle ka sameeyay Degmada Afgooye.
Wasaarada ayaa sheegtay in fatahaada Wabiga Shabelle ka sameeyay Afgooye iyo Janaale sababeem barakaca qoysas badan iyo waxyeelo xoogan oo soo gaartay dalaga beeraha.