Allbanaadir.com
NEWS

Guddoomiye degmo & ku-xigeenkiisa oo xilka laga qaaday & Masuuliyiin cusub oo lagu bedelay (Akhriso)

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isbedel ku sameeyey maamulkii ka jiray degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose, iyadoo maamul cusub loo magacaabay degmadaasi.

Siid Cali Ibraahim Xasan ayaa loo magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Qoryoolay halka ku-xigeenkana loo magacaabay Maxamed Cabdi Cabdullaahi Gaashaan.

Waxaa sidoo kale xil ka qaadis lagu sameeyey maamulkii hore ee degmadaasi ka talinayay, waxaana wareegtadan oo uu ku saxiixnaa wasiirka arrimaha gudaha maamulka koonfur galbeed ay u qorneydi sidatan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guddi baaraya Dhacdadii magaalada Baydhabo oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Cabdi Cade

Tuugo Koronto ku dishay Muqdisho iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo Qaabilay Dhalinyaro Dalxiis u tagtay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---