Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Qof baraha bulshada aflagaado ugu geystay nebi Max’ed NNKH oo xabsiga la dhigay

Nin la sheegay inuu lab iyo dhidig isku yahay oo u ololeyeeya inay is-guursadaan dadka isku jinsiga ah ayey Booliska Turkigu xabsiga dhigeen saacadihii la soo dhaafay.

Shaqsigan ayaa lagu eedeeyey inuu aflagaadeeyay Diinta Islaamka, uuna u gefay nebi Muxamaed NNKH.

Waxaa sida la sheegay uu ka mid ahaa koox lagu magacaabo Shawad oo u ololeysa dadka isku jinsiga ah inay is-guursadaan.

Sawirro iyo majaajilo loogu gefay nebi Muxamaed NNKH oo uu ku baahiyay baraha bulshada ayaa ka mid ah dembiyada ninkan loo xiray, waxaana amarka xarigiisa bixiyey Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga Suleyman Soylu oo sheegay in sharciga la soo taagi doono shaqsigan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guddiga Gurmadka Qaraxii Gobolka Banaadir oo warbixin hordhac ah soo saaray (Akhriso)

Cabdi Cade

Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta looga hadlay arrimo kala duwan oo xasaasi ahaa

Cabdi Cade

Daawo Sawirada: Kooxaha Gurmadka deg dega ee Muqdisho iyo Gaadiidka ay adeegsadaan oo …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---