Allbanaadir.com
NEWS

Daaru Nashaad Online oo Ogeysiis muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Dugsiga Daaru Nashaad Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta Soomaaliyeed  meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka wax lagu baro iyaga iyo caruurtoodaba..

Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.

Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , waxaanu diyaar u yahay inuu kala qaybqaato oo uu ka saacido dhinaca waxbarashada iyo tarbiyadda caruurta.

Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –

1) Quraanka kariimka ah

2) Higaadda

3) Carabida

4) Xadiithka

5) Caqiiqda islaamka

6) Fiqhiga

7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم

8) Tarbiyadda caruurta

9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)

10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka

11) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

Ø Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin aqoon

buuxda u leh casharada ay bixinayaan .

Ø Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.

Ø Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .

Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :

Whatsapp: +252634158084

Imo: +252634158084

Skype:  neme soofehugur@gmail.com

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Gabdhihii ugu horeeyay oo kamid noqday Haramcad oo tababar loo xiray (Sawirro)

Cabdi Cade

Caqabad soo wajahday Sixitaanka imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland

Caydiid Ali

Amaro culus oo la dul dhigay Xildhibaanadii Puntland ee maanta xasaanada laga qaaday

Cabdi Cade