Xisbiga SAHAN oo hogaamiyo Madaxwaynihoo hore ee Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku soo dhaweynayo go’aanadii ka soo baxay shirka wadatashiga DXDF Ee ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug
Sidoo kale waxaana isna soo dhaweeyay Xisbiga Wadajir oo hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame wuxuuna sheegay in natiijada kaso baxday Shirkii magaalada Dhuusamareeb uga socday Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah DFS soo dhawaynaya waxayna u kala qornaayeen bayaanadii kasoo baxay labada Xisbi sida hoos ku xusan :-