Allbanaadir.com
NEWS

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo War Saxaafadeed soo saaray (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay shirkii Madaxda dowda goboleedyada dalka ku yeesheen magaalada Dhuusomareeb.

Gudoomiyaha Aqalka sare ayaa sheegay in shirka kusoo dhamaaday Dhuusomareeb kasoo baxay go’aan taariikhi ah, waxa uuna xusay in go’aankan guul horu dhac u yahay Heshiis wadajir ah ay gaaraan Dowlada federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Gudoomiyaha Aqalka sare kasoo baxay

Related posts

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil maanta ka dhacay Muqdisho

Cabdi Cade

Midowga Afrika oo Baaq deg deg ah kasoo saaray Dagaalka ka socda Gobolka Tigrey

Cabdi Cade

Yaa diidan dhismaha Galmudug cusub oo loo wada dhan yahay..!!

admin
Taboola Ads ---