Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

RW Khayre & Danjire Berlanga oo galabta ku rucleeyay Istadium Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Hassan Ali Khayre ayaa Midowga Yurub iyo dowladda Norway uga mahadceliyay gacanta ay dowladda ka siiyeen dayactirka Garoonka Ciyaaraha Muqdisho.

Khayre ayaa safiirka Midowga Yurub Nicolas Berlanga ee Soomaaliya ku sharfay ka qeyb galka orod uu galabta ku sameeyay garoonka.

Waxaa sidoo kale ka qeyb galay orodaas masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlada, waxaana sidoo kale orodkaas lagu muujinayey guulaha y gaartay DF

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhowaan xariga ka jaray garoonka K/Cagta Istadium Muqdisho oo dib loo dhisay ka dib markii uu ku burburay dagaaladii cuslaa ee ka dhacay Muqdisho.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Dowladda Jabuuti oo soo iibsatay Markabkii ugu horreeyey ee xamuulka qaada

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Caruurta Eng Maxamed Cumar Saalixi (Sawirro)

Cabdi Cade

Howlgal lagu dilay 27 dagaalyahan oo ka dhacay degaanka Yaaq-dabayl

Caydiid Ali
Taboola Ads ---