Allbanaadir.com
NEWS

Madasha Xisbiyada Qaran oo war kasoo saartay Shirka ka dhacaya Dhuusomareeb

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madasha xisbiyada Qaran ayaa lagu soo dhaweeyay shirka Madaxda maamul goboleedyada dalka ku yeelanayaan magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sidoo kale sheegtay in ay ka xun tahay baaqashada shirkii la filayay in 5-ta bishan ku yeeshaan magaalada Muqdisho Madaxda maamul goboleedyada iyo Madaxda dowlada federaalka.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Madasha soo saartay

 

Related posts

Danjire Khalafallah Babakar oo laga gudoomay nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga (Sawirro)

Caydiid Ali

Qarax gaari lagu soo xiray oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo maanta la jimceystay shacabka Magaalada Carta ee dalka Jabuuti (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---