Madaxweyne Farmaajo ayaa goor dhow oo galabta ah si rasmi ah xarigga uga jaray garoonka Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho, kaasoo dib u dhis ballaaran lagu sameeyay.
Mashruuca dib u dhiska garoonka ayaa waxaa DF ka taageeray Midowga Yurub iyo dowladda Norway.
Waxaa garoonka ka socota ciyaar kubada cagta ah oo dhexmaraysa kooxaha Horseed iyo Muqdisho oo ka tirsan kooxaha heerka koowaad ee dalka,iyagoo ku tartamaya koob loogu talo galay munaasabada 1-da Luulyo, waxaana ciyaarta daawanaya madaxda sare ee dalka iyo masuuliyiin kala duwan.
HOOS KA DAAWO CIYAARTA OO TOOS U SOCOTA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com