Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DAAWO TOOS: Munaasabadda calan-saarka 26-ka Juun oo ka socota caawa Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo 60 sano guuradii ka soo wareegtay 26-Juun 1960 oo ku beegan markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriirka ayaa caawa ka socoto magaalada Muqdisho.

Waxaa munaasabadan ka qeyb galaya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, Diblomaasiyiin, saraakiisha ciidanka qalabka sida, Maamulka gobolka Benaadir iyo marti sharaf kale oo aad u fara badan.

Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa fanaaniinta Hobollada Qaranka Waaberi, waxay madashada ku soo bandhigayaan suugaan ka hadlaysa todobaadka Xoriyadda.

Caawa saacaaddu marka ay tahay 12:00-ka saqda dhexe ee habeenimo ayaa la saari doonaa calanka Jamhuuriyadda Somalia.

HOOS KA DAAWO MUNAASABADA OO SI TOOS AH U SOCOTA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo:-Maxaa Sababay in Shaqaalaha Garoonka Dayuuradaha Muqdisho ay dibad-baxaan?

admin

Muuse Biixi oo wareegto kasoo saaray soo jeedintii Odayaasha Dhaqanka Somaliland

Cabdi Cade

Madaxweyne Deni oo caro uga baxay xarunta Golaha Wakiilada Puntland

Cabdi Cade
Taboola Ads ---