Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Raisul Wasaare Khayre oo kormeeray xarunta Bankiga dhexe ee Somalia (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeeray xarunta Bankiga dhexe ee dalka ee magaalada Muqdisho.

Khayre ayaa u kuurgalay sida ay shaqada Bankiga u socoto iyo hufnaanta maamulka Maaliyadda dalka.

Ra’iisul wasaaraha ayaa inta uu ku guda jiray kormeerka kulan looga hadlay dardar gelinta qorshayaasha maaliyadeed ee hor-tebinta leh, wuxuu la qaatay mas’uuliyiinta wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga dhexe.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay dib u habeynta iyo hufnaanta maaliyadda dalka iyadoo ka gudubtay caqabado badan oo ku hor gudbanaa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Mareykanka iyo Britain oo ka fiirsanaya inay joojiyaan hubka ay ka iibiyaan Israa’iil

Caydiid Ali

(Sawirro) Ciidanka ATMIS ee Kenya oo wareejiyey saldhig ay ku lahaayeen Degaanka..

Caydiid Ali

Ibraahim Shig Shigow oo is dhiibay kadib awood xad dhaaf ah oo loo adeegsaday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---