Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargaysa ee Xarunta Somaliland ayaa sheegaya in Madaxweyne Muuse Biixi oo goor dhow ku dhawaaqay Golahiisii Wasiirada Iyo kuxigeenada.
Mudane Biixi Madaxwaynaha Soomaaliland ayaa Wax yar ka hor wuxu ku dhawaaqay Wasiiro ka kooban 23 Wasiir iyo ku Xigeeno 9 Wasiir ah Wuxuna sheegay in uu soo dhameestirayo Wasiirada Dhiman Waqtiyada soo socda.
Wasiirada uu ku dhawaaqay Madaxwaynaha Soomaaliland Mudane Muse Biixi ayaa u badan Wasiiradii hore ee Madaxwayne Maxamed Maxamuud Siilanayo Madaxwaynihii hore ee Xilka baneeyay .
m
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.co