Allbanaadir.com
NEWS

Maxaa ka jira in Lafta Gareen is hortaag ku sameeyay Wadahadaladii Dowlada iyo Maamul Goboleedyada ?

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegay in maamulka Koonfur Galbeed is hortaag ku sameeyay wadahadaladii dowlada Dhaxe iyo maamul goboleedyada.

Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in diyaar u yihiin sidii uu umiro dhali lahaa wadahadalada hada la qorsheenayo in ay isugu yimaadaan dowlada Federaalka iyo maamul goboleedyada hoos yimaada.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Koonfur Galbeed

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo aamini waayay Mahdi Guuleed Sirdoona daba dhigay !! (Daawo Sawirro)

admin

Xisbiyada Mucaaradka oo goordhaw ku dhawaaqaya Isbahaysi cusub (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Guddigii doorashada ee uu Magacaabay Shiikh Shaakir oo Gudoomiye iska dhex doortay (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---